Class Project

Somali Students

5.90 par kulmiss.com
Aug 14, 2023 Anciennes versions

À propos de Class Project

Projet de classe Waxaa loogu talagalay inaan ka faa'iidaystaan ​​ardayda somaliyeed

Projet de classe [2022] waa Application ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad.

Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Arafat école primaire et secondaire oo kuyaalo caasimada Muqdisho.

Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale arddayda dhigata dugsiyada dhexe.

Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.

Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.

Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose :

faadil@msn.cn

Informations Application supplémentaires

Dernière version

5.90

Telechargé par

โน เนะ.

Nécessite Android

Android 5.0+

Available on

Voir plus

Use APKPure App

Get Class Project old version APK for Android

Téléchargement

Use APKPure App

Get Class Project old version APK for Android

Téléchargement

Alternative à Class Project

Obtenir plus de kulmiss.com

Découvrir