Hubaal


1.0 par Aleelo
Jan 23, 2018

À propos de Hubaal

Hubaal waa seylad en ligne ah oo alaabta DAA ka iibsato kuugu keeneysa goobtaada.

Soo dhawoow, Hubaal waxa ay higsaneysaa in ay noqoto Amazon-ta Soomaalida, ayadoo kuu suurta galinaysa in aad ka iibsato alaabo kala duwan oo la hubiyay tayadooda.

Waxa aad lacagta ku bixin kartaa si fudud adiga oo adeegsanaya habka EVC Plus-ka, Credit Crad, Paybal ama bixinaya lacagta marka badeecada laguu keeno (Cash on delivery), alaabta aad iibsato waxaa laguugu keenayaa ciwaanka aad ku buuxiso goobta geynta.

Ma joogtaa Soomaaliya, kaalay dooro dookha aad ku faraxsan tahay, waxba kuma jabna fogaanta aad inoo jirto.

Informations Application supplémentaires

Dernière version

1.0

Telechargé par

Jimi

Nécessite Android

Android 4.1+

Voir plus

Use APKPure App

Get Hubaal old version APK for Android

Téléchargement

Use APKPure App

Get Hubaal old version APK for Android

Téléchargement

Alternative à Hubaal

Obtenir plus de Aleelo

Découvrir