Kadis Diini

For All [2023]

4.95 par kulmiss.com
Sep 28, 2022 Anciennes versions

À propos de Kadis Diini

Applicationka Su'aalaha iyo jawaabaha diiniga ah ee Kadis Diini - pour tous [2023]

Kadis Diini waa Gameka koobaad ee kusaabsan su'aalaha iyo jawaabaha diiniga ah ee ku baxaya luuqada somaliga.

Wuxuu ka kooban yahay su'aalo badan oo gaadhay ilaa 500 oo suaalood oo iskugu jira dhammaan qaybaha kala duwan ee diinta sida : Quranka, axaadiithta nabiga, siirada, axkaamta IWM.

Kadis Diini waxaa ka loogu tala galay inay ka faa'iidaystaan dhamaan dhallinyarada caruurta iyo ruuxkasta oo rabo in uu wax ka barto diinta islaamka oo ku hadla luuqada somaliga.

Compte Waxaad samaysan kartaa aad ku ciyaarto mobilo kala duwan, iyo sidoo kale inaad la tartanto asxaabtaada iyo sidoo kale inaad la shaykeeso.

Fadlan wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh Emailka hoose :

faadil@msn.cn

Quoi de neuf dans la dernière version 4.95

Last updated on Oct 1, 2022
>> Login Screen Fixed.
>> New Questions.
>> New Design.
>> Known Bugs Fixed.
>> New Categories.

Informations Jeu supplémentaires

Dernière version

4.95

Telechargé par

Josue Carlos

Nécessite Android

Android 5.0+

Available on

Voir plus

Use APKPure App

Get Kadis Diini old version APK for Android

Téléchargement

Use APKPure App

Get Kadis Diini old version APK for Android

Téléchargement

Des jeux comme Kadis Diini

Obtenir plus de kulmiss.com

Découvrir