Kaiibso Online Market


9.0 par SOSTEC Technologies
Jan 1, 2020

À propos de Kaiibso Online Market

Kaiibso en ligne wa Dukan en ligne ah aad ka iibsan kartid badeecootinka kala duwan

HORUDHAC

Marché en ligne de Kaiibso Waa shirkad ka dhisan soomaaliya taa soo qabata adeega E-commerce qaybihiisa kala duwan, waxay u dhisan tahay qaab u sahalan macaamilka, sidoo kale waxay ka jawaabaysaa baahida qofkasta oo macaibil en ligne ah.

Kaiibso marché en ligne wuxuu qayb ka yahay hormarka ganacsiga ee kajira gayga soomaaliya

Qaabka uu u shaquuyo appka:

Waxa uu u diyaar san yahay qaab est isku waa faq san yihiin ganacsiyada soomaalida ayadoo si gaar ah loo fiirinaya adeegyada E-commerce ee ka jira gayga soomaalida. Taasoo lagu soo bandhigaayo adeeg walbo oo uu u baahan yahay qof walba oo ku nool gayga soomaaliya.

Waxa uu ka kooban yahay appka

*Achats :

Kaiibso shopping sur le marché en ligne waxaa ka mid ah: Electronique, mobilier, cosmétique iyo stationnaire.

Kaiibso marché en ligne waxaa ka heli kartaa wax walba oo xariir la leh shopping.

Kaiibso marché en ligne waad ka iibsan kartaa shoppin adigoo adeeg sanaya EVC-plus, E-dahab, E-maal, master card

* Maqaayadaha:

Kaiibso marché en ligne waxaad ka heli kartaa adeeg yada ay bixiyaan maqaayadaha adigoo kaga dal ban kara qaab online ah, sidoo kale waxay kaiibso marché en ligne kuu fududayneesaa au laguugu keeno meel kasta oo aad joogto si bilaash ah.

Kaiibso marché en ligne waxa ay kuu sahlaysaa dhamaan adeeg yada agences de voyages adigoo si fudud uhili kara dhamaan adeeg yada ay bixiyaan diyaaradaha, xiliga ay baxayaan goobta ay aada yaan iyo qiimahooda, ka dibna waxaa iibsanan

* Malab:

Waxa uu kuu sahlayaa kaiibso marché en ligne inaad si fudud ku heshid malab saafi adigoo ka iibsan kara online ka.

* Baabuurta:

Waxaad ka heli kartaa kaiibso marché en ligne sawirada baabuurta, naqashadaha baabuurta, qiimaha baabuurta iyo meelaha laga heli karo baabuurta.

* Dhulalka:

Macaamiisha kaiibso marché en ligne waxay si fudud ku ogaan karaan qiimaha dhulka, goobta uu kuyaalo dhulka iyo cabirka uu lee yahay dhulka.

* Hôpitaux:

Le marché en ligne de Kaiibso waxa est les hôpitaux isku xiraysaa macaamiisha iyo ka ayada oo u fududayneeso macaamiisha adeeg yada sont les hôpitaux bixiyaan ka.

Sidoo kale waxay si fudud ku iibsan karaan numéros ka dhaqaatiirta ayaka oo u maraayo qaab en ligne ah.

** Ujeedada guud:

• Inaad arki kartid adeegyada iyo badeecadda est le marché en ligne hayaan ganacsatada ku xiran kaiibso.

• Inaad si toos ah aad u wici kartid farina aad u diri kartid adoo dhex jooktid appka gudiihiis.

• Marwalba Inaad wax ka iibsan kartid

Informations Application supplémentaires

Dernière version

9.0

Telechargé par

Øld

Nécessite Android

Android 4.3+

Voir plus

Use APKPure App

Get Kaiibso Online Market old version APK for Android

Téléchargement

Use APKPure App

Get Kaiibso Online Market old version APK for Android

Téléchargement

Alternative à Kaiibso Online Market

Obtenir plus de SOSTEC Technologies

Découvrir