Quraan MP3 Af Soomaali


1.0.0 par Blue Programing
Apr 24, 2023 Anciennes versions

À propos de Quraan MP3 Af Soomaali

Quraanka Kariimka ah ee kitaabka islaamka oo buuxa Audio

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi Mohamed que la paix soit sur lui.svg (nnkh) wakhti 23 sana ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 CD 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi que la paix soit sur lui.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo île de musuqmaasuqa markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool d

Coran, Coran, Quraanka Kariimka (carabi : ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ ; ingiriis : Coran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi que la paix soit sur lui.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga que la paix soit sur lui.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo paix Quraanka sur lui daga sogay uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") yao-papa 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo. xisakaolexiabata. Sidoo chou frisé, Ilaahay (swt) wuxuu ugu stem-galay dans kitaabku noqdo mi hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa island markaana faraysaa aime ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu stem galay dans aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114e Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta là waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Quoi de neuf dans la dernière version 1.0.0

Last updated on Dec 13, 2023
New Screens Added
New permissions added

Informations Application supplémentaires

Dernière version

1.0.0

Telechargé par

Allord Allord

Nécessite Android

Android 6.0+

Available on

Voir plus

Use APKPure App

Get Quraan MP3 Af Soomaali old version APK for Android

Téléchargement

Use APKPure App

Get Quraan MP3 Af Soomaali old version APK for Android

Téléchargement

Alternative à Quraan MP3 Af Soomaali

Obtenir plus de Blue Programing

Découvrir