Sanguni

General Trading LLC

3 par SOSTEC Technologies
Nov 2, 2020

À propos de Sanguni

App Sanguni waa sida ugu fudud ed ku heli karto adeegyadaada sida electronics-ka

Sanguni app waa app kuu suura galinaya inaad ka hesho baahiyahaaga oo dhan sida électronique iyo stationnaire iyo wixii agab ah eed aduunka uga bahato oo tayaysan. Sanguni waxey kuugu adeegeysaa adigoo gurigaga ama goobtaada ganacsi jooga.

Shirkada sanguni waxay kuu balan qadaysa inay fadhigaga kugu keento alaabaha aad ka dalbatay sida ugu dhaqsiyaha badan.

Agabyada est sanguni kuuhayso waxaa kamida téléphone fixe, mobiles, ordinateurs portables / ordinateurs de bureau, appareil photo, imprimante, toner, cartouche d'encre, TV, sac pour ordinateur portable, système de sécurité CCTV, assistances, sécurité de porte iwm.

Sanguni waxay caan kutahay dalabaadka khaaska ah ee deg dega ah wixii aad dalka gudihisa ka waydo sanguni waxay kuugu kenaysa mudo gaaban idanka alleh.

Siduu u shaqeeyo App ka Sanguni

Suuqa en ligne ka ah ee Sanguni General Trading LLC waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwan ee Electronics-ka iyo Stationaryga, waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkasta eocone kuo suurta kara ka kaa kaa kaa ka, kaada ka kartaa qiima dhimis kasta ee aan sameyno iyo noocyada Electronics-ka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.

Si fudud ku Téléchargez l'application gareyso ka Sanguni oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.

Qofka appka sanguni cire kagata wuxuu helayaa qimo dhimis gaar ah.

Agabyada est sanguni kuuhayso waxaa kamida (E-Commerce Sanguni App / Store)

1. téléphone fixe

2. mobiles:

une. iPhone

b. Samsung

c. Nokia

ré. Onglets Ipad AMA

3. Ordinateur

A. ordinateurs portables

b. tout en un

c-bureau

4. Imprimantes et toners / encre

5. Appareil ménager

6. Appareil photo / accessoires

8. Système de sécurité (CCTV)

9. Participation

10. Sécurité de la porte

Sanguni General Trading LLC waxey muhiimada saareysaa:

une. Inay ka haqabtirto bulshada baahida électronique iyo stationnaire est qabaan.

b. Iney u keento hadba wixii cusub.

c. Inay ku adeegan karaan bulshada hab online waliba casri ah kuna bixin karaan lacagta (EVC +, E-DAHAB, SALAM BANK, MERCHANT)

Informations Application supplémentaires

Dernière version

3

Telechargé par

Cleilton Abreu

Nécessite Android

Android 4.3+

Voir plus

Use APKPure App

Get Sanguni old version APK for Android

Téléchargement

Use APKPure App

Get Sanguni old version APK for Android

Téléchargement

Alternative à Sanguni

Obtenir plus de SOSTEC Technologies

Découvrir