shuruDhise


sh003 par Looskey
Dec 14, 2020 Anciennes versions

À propos de shuruDhise

Façon fiican tahay inaad ka shaqaysiiso Maskaxdaada !.

shuruDhise waa app yar oo kooban, waxaana ku jirta Ciyaaro maskaxeed ka caawina qof isticmaala inuu firfircooni gali maskaxdiisa, xasuustiisa iyo dadaalkiisaba.

shuruDhise waxa uu ka kooban yahay ciyaarahan:

- Isla-bixi: wixii isleh isla bixi.

- Tiradee maqan: raadi tirada maqan oo ku miizaan tirooyinka lagu siiyay.

- Aaway?: Raadi sawirka maqan adigoo la kaashanaya xasuustaada dhow.

- Kee badan: dooro midka ugu badan.

shuruDhise waxa kale uu leeyahay meel aad ku ogaanayso natiijo ahaan waxa aad keentay. Iskudday inaad 100% keento dhamaantood.

INTAN KUMA EKAAN DOONO, waa la kordhin doonaa hadduu Alle idmo.

Quoi de neuf dans la dernière version sh003

Last updated on Dec 23, 2020
☑ Horumarin ayaa lagu sameeyay
☑ Sheekooyin ayaa lagu daray
☑ Cillado ayaa la xalliyay

Informations Application supplémentaires

Dernière version

sh003

Telechargé par

Toàn Jin

Nécessite Android

Android 4.0.3+

Voir plus

Use APKPure App

Get shuruDhise old version APK for Android

Téléchargement

Use APKPure App

Get shuruDhise old version APK for Android

Téléchargement

Alternative à shuruDhise

Obtenir plus de Looskey

Découvrir